Idaacada Diiniga ah ee Al-furqaan ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada Dhexe Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade oo ay ka wareysatay arimo muhiim ah.
Waaliga ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixiyay weeraro ka dhan ah ciidamada Kufaarta Burundi iyo kuwa dowlada federaalka oo maalmihii u dambeeyay ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada Dhexe.
Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade ayaa xusay in weeraro dhowr ah oo labadii todobaad ee u dambeeysay ka dhacay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada dhexe ciidamada Kufaarta Burundi looga gubay ilaa Siddeed gaari’waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday fashilka iyo jabka Burundi ay kala kulantay duulaanka ay kusoo qaaday dalka Somaliya.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade.
Calamada.com