Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ee dhanka Konfur Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah gobalkaasi uu ka dhacay weerar lala beegsaday goob isbaaro u aheed maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar qorsheysan ku qaaday isbaaro maleeshiyaatka dowlada federaalka dhigteen deegaan lagu magacaabo Coos Qurun oo ka tirsan gobalka Gedo’isbaaradaasi oo aheed mid maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka dadka iyo gaadiidka si aad ah ugu dhibaan.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in weerarkaasi lagu dilay hal askari kaasi oo Mujaahidiinta ay kasoo qaateen qorigii uu ku dagaalamayayoo ahaa nooca loo yaqaana AK47’waxaa sidoo kale weerarkaasi lagu dilay hal askari oo isla maleeshiyaatka dowlada ah.
Weerarkaan ayaa imaanaya xilli 19 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada federaalka lagu dilay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen deegaano dhaca inta u dhaxeysa degmooyinka Wallanweyn iyo Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.
Calamada.com