Kadib maanta markii uu xilka la wareegay Farmaajo waxa uu jeediyay hadallo uu ku cabirayay siyaasadiisa rasmiga ah ee ku wajahan ciidamada Shisheeye, isagoo aad u ammaanay ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya kusoo duulay, kuna tilmaamay kuwo dhiigooda u huray Soomaaliya, isla markaana ballan qaaday in uu lasii shaqayn doono ciidamadaasi, wadankana ay sii joogi doonaan.
Hadaba dhageyso Falanqaynta uu hadalkaasi ku sameeyay Wariye Alfaatix.