Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen degmada Afgooye oo ka mid ah goobaha Kufaarta Shisheeyaha iyo kuwa dowlada Ridada Federaalka kaga suganyihiin gobalka Shabeelada hoose.
Dagaalka waxa uu sigaar ah kaga dhacay difaacyada iyo saldhigyada maleeshiyaatka dowlada federaalka ka sameysteen xaafadaha kala duwan ee degmada Afgooye.
Dagaalka markii muddo kooban uu socday ayeey maleeshiyaatka dowlada Farmaajo bilaabeen iney cagta furaan oo ay isaga cararaan degmada taasi oo sababtay in Shabaabul Mujaahidiin la wareegaan inta badan gacan ku heynta degmadaasi.
Dadka degmada ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaatka dowlada khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay dagaalka mana jirta wax gurmad ah maleeshiyaatka dowlada ka heleen ciidamada Kufaarta AMISOM intii dagaalka uu socday.
Calamada.com          Â