Maxkamada Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool waxey fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah kaasi oo ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala degmada Labaatan Jirow ee gobalka Baay.
Fagaaraha Xadka uu ka dhacay waxaa soo xaadiray kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoosyimaada kuwaasi oo usoo daawasho togay fulinta xadka.
Qaadiga maxkamadda ayaa goobta fagaaraha ka aqriyay xukunka maxkamada’iyadoona xadkan uu ahaa xaddu Riddah oo lagu fuliyay Ibraahim Aadan Qaasim oo 37 jir.
Ninkan la dilay ayaa laga soo qabtay deegaan hoostaga degmada Baydhabo isagoona u shaqeynayay sirdoonka dowlada Ridada federaalka.
Calamada.com