Saacadihii lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo xiriir ah oo lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Qaraxyada oo gaaraya ilaa labo qarax oo ah noocyao da Bambaanada gacanta laga tuura waxaa lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada federaalka kuwaasi oo ku qayilayay agagarka Shaniimada Walaalaha ee xaafadda Black Sea ee degmada Hodan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in tiro askar ah oo ka tirsan dowlada Ridada federaalka dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen qaraxyadaasi Bambaano.
Labo maalin ka hor ayeey aheed markii askar iyo saraakiil ka tirsan dowlada federaalka lagu dilay Camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday agagaarka Tiyaatarkii hore ee magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.