Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee gobalka Sool waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay dilal qorsheysan ay ka dhaceen gudaha degmadaasi.
Rag hubeysan ayaa siyaabo kala duwan gudaha degmadaasi ugu dilay labo ruux oo rag ah kuwaasi oo lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo Cabdi Xakiim Ducaale.
Si rasmi ah looma xaqiijin cidda dishay labadaasi ruux iyo sababta loo dilay’iyadoona falkaasi dilka ah si aad ah looga hadlayo degmadaasi.
Laascaanood waa xarunta gobalka Sool waxaana ka taliya maamulka gaala raaca isku magacaabay Somaliland oo ka mid ah maamulada dowlada Kufriga Xabashida Itoobiya ay ka dhisatay gobalada dalka Soomaaliya.
Calamada.com