Saacadihii lasoo dhaafay waxaa qaraxyo loo adeegsaday Bambaanada nooca gacanta laga tuura lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsa dowlada Ridada oo ku qayilayay goobo kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Labo Bam gacmeed ayaa lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada Farmaajo oo ku qayilayay agagaarka isgoyska Sheekh Cali Suufi kuwaas oo la xaqiijiyay iney soo gaartay khasaara nafeet.
Sidoo kale Bam Gacmeed ayaa lagu weerarary maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka oo ku qayilayay qeybo ka mid ah suuqa Beera Jaadka ee degmada Hodan’lamana xaqiijin khasaaraha ka dhahay bamkaasi.
Qaraxyadan ayaa kasoo aadaya xilli maalintii shalay gudaha magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal lagu magacaabi jiray Cabdi Dheere oo ka tirsanaay wazaaradda Maaliyadda dowlada Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.