War degdeg ah oo naga soo gaaray magaalada Ceelbuur ayaa ku waramaya in Mujaahidiintu ay ku suganyihiin gudaha magaalada Ceelbuur isla markaana ay isaga dhammaadeen Axmaaradii mudada saddexda sano ahayd ku sugnayd halkaasi.
Waxaan sugnaaba waa damaashaadka iyo farxadda iyo bulshadii reer Ceelbuur oo dib ugu soo laabata guryahooda.
masha allaah guul guul meelkastoy joogaan mujaahidiinta
…. assabru jammiil….maansha allaaah, alxamdu llilaah, allaahu Akbbarr… alloow cadaw dambe haku soo celin ceelbuur, yaa rabbi, ummadda muslimiinta cadawga dhammaan tood ka dulqaaad…..