Sida aan wararkeenii hore ku sheegnay waxa magaalada Ceelbuur ku laabtay dadwaynihii magaalada ee saddexda sano ka maqnaa intii Axmaaradu joogtay, dadka shalay magaalada gudaha u galay waxa ka mid ahaa wariyayaal ka tirsan idaacadda Andalus.
Hadaba halkan hoose ka dhageyso wariye Faysal Xasan Cali oo noo sawiraya muuqaalka magaalada Ceelbuur ay uga tageen Axmaaradu.