Saacadihii lasoo dhaafay askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada Federaalka waxa uu qof shacab ah si bareer ah ugu dilay gudaha magaalada Muqdisho.
Askariga Murtadka ah ayaa qofka shacabka ah ku dilay xaafada KPP oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho’iyadoona dilkan ay si aad ah uga naxeen shacabka ku dhaqan xaafadaasi.
Inta badan maleeshiyaatka dowlada iyo kuwa maamul gobaleedyada Ashahaado la diriryada ah iyo kuwa Kufaarta Afrikaanta ayaa si joogta ah u dila dadka shacabka’afar maalin ka hor ayeey aheed markii askari ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Ashahaado la dirirka Puntland uu qof shacab ah si bareer ah ugu dilay gudaha degmada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.