Maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka gaar ahaan qeybta Ilaalada Madaxtooyada ayaa saacadihii lasoo dhaafay si bareer ah qof shacab ah ugu dilay gudaha magaalada Muqdisho.
Dilkan waxey askarta dowlada ka geysteen gudaha degmada Xamar Jajab iyagoona si bareer ah u dilay qof shacab ah oo ku sugnaay agagaarka Buundo Kowaad ee gudaha degmadaasi.
Inta badan maleeshiyaatka dowlada Ridada iyo kuwa Kufaarta AMISOM ayaa joogta ka dhigtay dilalka bareerka ah ee ay kula dhaqaaqaan dadka shacabka’iyadoona dhowr maalmood ka hor ay aheed markii gaadiidka Kufaarta Afrikaanta Wiil dhalinyaro ah si bareer ah ugu jireen degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.