Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab kaasi oo sheekha uu kaga hadlay weerarkii habeen hore ciidamada Nasaarada Mareykanka ay kusoo qaadeen deegaanka Daarusalam ee wilaayada Sh/hoose.
Sheekh Abuu Muscab ayaa xusay in Mujaahidiinta ay hayeen xogta ku aadan weerarka askarta Mareykanka taana ay sabab u noqotay in la fashiliyo qorshihii ay doonayeen askarta Nasaarada Mareykanka ee duulaanka kusoo qaaday deegaankaasi oo ah deegaan hoostaga degmada Awdhiigle ee gobalka Shabeelada hoose.
Afhayeenka ayaa tilmaamay in khasaaraha baqtiga iyo dhaawaca ah ee la gaarsiiyay askarta Mareykanka uu ka badanyahay midka ay qiratay dowlada Nasaarada Mareykanka.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab Oo Dhameystiran.
Calamada.com
Jazakalaahu .Shiikha weeyn ee mujaahidkaa.SHIIKH CABDI CASIIS ABUU MUSCAB,WE LOVE YOU. ILAAHEY HAKA XUFIDO
Mujaaadiinta waa Guuleysteen