Qarax culus ayaa lala beegsaday sarkaal ka tirsan hey’adda nabadsugidda dowlada Ridada federaalka’iyadoona faahfaahino laga helayo qaraxa.
Qaraxa waxaa sigaar ah loola beegsaday sarkaal ka tirsan maleeshiyaaatka Nisaa oo ah maleeshiyaat si aad ah u dhiba dadka shacabka ee ku dhaqan xaafadaha magaalada Muqdisho.
Sarkaalka oo lagu magacaabo Cabdi qaadir Dinix ayaa la xaqiijiyay in dhaawac culus uu soo gaaray’iyadoona qaraxa loogu xiray gaarigiisa.
Dhowr jeer waxaa qaraxyo gaadiid loogu xiray lagu dilay saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.