Iyadoo magaaalada London ee dalka Ingiriiska lagu soo gaba gabeeyay shir gaaleed shirqool loogu dhigayay dalka iyo dadka Muslimiinta Soomaaliyeed ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Culimaa’udiinka Soomaaliyeed.
Sheekh Cumar Xayaaka llaah oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka digtoonaadaan dhagaraha gaalada ay kasoo saareen shirkaasi.
Sheekha ayaa xusay in gabi ahaan gaalada caalamka hishiis ku yihiin in la gumeysto dalka Soomaaliya lana burburiyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Mujaahidiinta ay ka hirgaliyeen wilaayaatka dalka Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Baaqa Culimada Soomaaliyeed.
Calamada.com