Qarax xoogan oo si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo duleedka magaalada waxa uu ka dhacay agagaarka dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday Camaliyad Istish-haadi ah ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan oo isugu jirta Boolis nabadsugidda iyo Milatari ka wada tirsan dowlada Ridada Federaalka.
Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa loo adeegsaday Camaliyadda Istish-haadiyada ayaa sheegaya in halkaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen saraakiil iyo askar fara badan oo dowlada Ridada ah’waxaa sidoo kale qaraxa lagu burburiyay tiro gaadiid ah oo dowlada federaalka ay leedahay.
Mas’uuliyadda Camaliyadaan Istish-haadiyada ah waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo muddooyinkii dambe sii kordhisay weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo dowlada Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.