Iyadoo gabi ahaan degmooyinka iyo deegaanada dalka Somalia iyo guud ahaan wadamada Islaamka ee caalamka si aad ah caawa looga wada baadi goobay bilashada bisha bareykan ee Ramadaan waxaa soo baxaya warar ku aadan baadi goobkaasi.
Maktabka Qadaha ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw ku dhawaaqay in maalinta Bari oo Jimco ah ay tahay Soddonka Bisha Shacbaan Maalinta Sabtida ay tahay kowda bisha barakeysan ee Ramadaan.
Sidoo kale wadamo badan oo ka mid ah caalamka sida Sacuudiga’Yemen’Masar iyo dalal kale oo caalamka ah ayaa caawa laga iclaamiyay in maalinta bari ay tahay Soddonka Bisha Shacbaan.
اللّهم بَلّغنا رَمضان , وأنتَ راض٠عنّا
Calamada.com