Askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ayaa si bareer ah rasaas ugu furay askar iyo saraakiil ku sugneed gudaha Wazaaradii hore Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho.
Rasaasta askarigan ayaa sababtay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay qaar ka mid ah xubnihii Murtadiinta ee ku sugnaay gudaha xaruntaasi.
Inta la xaqiijiyay hal askari ayaa ku dhintay Labo kalane weey ku dhaawacmeen rasaasta askarigaas’iyadoona dhacdadaan ay kusoo aadeysa xilli inta badan maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka cabanayan Mushaar la’aan dhowr bilood ah.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.