Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo saacadihii lasoo dhafaay ka dhacay gudaha degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.
Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxaa lagu aasay goob ay ku qayilayeen maleeshiyaatka dowlada Ridada oo ku taala gudaha degmadaasi.
Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Mahadaay iyo qeybo ka mid ah duleedka degmadaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Qaraxa Mahadaay.
Calamada.com