Saacadihii lasoo dhaafay waxaa duleedka magaalada Muqdisho ka dhacay qarax culus oo lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxey la kacday gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada.
Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in miinada gaariga ay ka haleeshay qeybaha dambe taasi oo sababtay in burbur xoogan uu soo gaara gaarigaasi.
Sidoo kale qaraxan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday maleeshiyaatkii Murtadiinta ee gaariga miinada ay la kacday la socday.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Qaraxa.
Calamada.com