Saqdii dhexe ee xalay ayeey maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka iyo kuwa Kufaarta AMISOM oo ay la socdaan saraakiil caddaan ah gabi ahaan isaga carareen deegaan istiraatiiji ah oo ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe.
Deegaanka ayaa ah deegaanka Cali-fooldheere oo Sideed KM u jira degmada Mahadaay kaasi oo muddooyinkii dambe duulaan ay ku joogeen.
Kolanyadan caddaanka iyo madow-ga isugu jirta ee ka carartay deegaanka Cali Fooldheere ayaa si joogta ah ula kulmayay weeraro aan kala joogsi laheen oo kaga imaanayay dhanka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Kolanyadan ayaa qabsashada deegaanka imika ay isaga carareen kala kulmay dhiig bax xoogan iyagoona ku waayay saraakiil iyo askari caddaan iyo madow sugu jirta,waxaa intaasi sii dheer in laga gubay gaadiid noocyo kala duwan.
Dadka deegaanka ayaa si weyn usoo dhaweeyay jabka qabsaday ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeyaha ah,waxeyna intaasi ku dareen iney si aad ah ugu faraxsanyihiin in markale Raayada Towxiidka ay ka babato deegaankaasi.
Calamada.com
Kufrigi soo duulay iyo dayuusyadi kabahaw siday
Islaamku markuu daldalay durbaba saw may cararin
Nijaas dakanaden qabaa miyuu nabad daaqsadaa
Duqow ehlu naara iyo dulaaliin naga ambaday
Inaan dabxinaa garoo malahan daba dhilif cafiyid
Doofarki wayaanihiyo amxaar ceeriin daldali
Ilaah baa deeqsiyee nin kay dili waa shahiid
Ilaahay daliilki iyo iday din teenu tiri
Wadaada duloobayee dawaaqiidaw dayacan
Daraayiyo khayr maloo daacuun cuduray qabaan
Fatwaa doolar lagu gataa xaqay xagal daaciyaan
Duruusta iblisku qoray bashiira dallika dhigin
Baaruudka duraamanee nuurkiyo araba ka damay
Wajiiska dakhaakhulee qurankii shalay dafiray
Ilaahow kayaan kod dumi kabaal kood Eebow jabi
Kufaar uga daran islaam waqooday kadeedan yiin