Ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ee dalka Yemen ee taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah waxey saacadihii lasoo dhaafay weeraro kala duwan ka fuliyeen qeybo ka mid ah dalka Yemen.
Weerarka kowaad oo loo adeegsaday qarax miino waxaa lala beegsaday gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Xuuthiyiinta kaasi oo ku socdaalayay agagaarka Mandiqadda Mashcabah oo ka tirsan gobalka Al-beydhaa ee dalkaasi.
Inta la hubo qaraxaasi waxaa lagu burburiyay gaariga Cabdi Bilaha waxaa sidoo kale lagu dilay Lix askari oo Xuthiyiin oo uu ku jira sarkaal sare oo Xuuthi ah kaasi oo lagu magacaabi jiray Abuu Gudeyr Al-kaxlaani.
Weerarka labaad oo loo adeegsaday Bambaanooyinka nooca gacanta laga tuura oo gaaraya ilaa iyo Saddex Bam kuwaasi oo lagu weeraray maleeshiyaat Xuuthiyiin ah oo ku sugnaay deegaan ka tirsan gobalka Ib taasi oo sababay khasaara nafeet oo soo wajahday Xuuthiyiinta.
Weerarka Saddexaad oo loo adeegsaday Kamiin ama dhabba gal waxaa loo dhigay Kolanyo Xuuthiyiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka They Naacim oo ka tirsan gobalka Al-beydhaa.
Inta kamiinka uu socday waxaa rogmaday gaari Cabdi bile ah oo ka mid ah kolanyadii Xuuthiyiinta kaasi oo doonayay inuu ka baxsado goobta kamiinka.
Warbaahinta ka howlgasha gudaha dalka Yemen ayaa baahisay in gabi ahaan maleeshiyaatkii Xuuthiyiinta ee la socotay gaariga rogmaday halkaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen.
Mujaahidiinta Al-qaacidah qeybta ka dagaalanta gudaha dalka Yemen ayaa sii kordhiyay weerarada ay ku dhiigbixinayaan maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ee duulaanka ku qabsaday qeybo ka mid ah dalkaasi.
Calamada.com