Wararka laga helayo deegaanka Halgan gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya waxey sheegayaan in duleedka deegaankaasi ka dhacay weerar lagu dilay askar ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar ku qaaday askar ka tirsan dowlada federaalka oo kasoo baxay deegaanka Halgan kuwaasi oo doonayay iney dhac ka gestaan tuulo hoostagta deegaankaasi.
Inta la xaqiijiyay weerarka waxaa lagu dilay afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta kuwaasi oo sidoo kale laga qaatay Saddex qori oo ay ku hubeysnaayeen.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay sidoo kale weerar ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe lagu dilay Labo askari oo a tirsan maleeshiyaatka dowlada Farmaajo.
Calamada.com