Saacadihii lasoo dhaafay waxey maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka si bareer ah duleedka magaalada Muqdisho ugu rasaaseeyeen gaari lagu siday Ruux Meyd ah kaasi oo ay la socdeen dad fara badan oo Shacab ah.
Dhacdadaan naxdinta leh waxey maleeshiyaatka dowlada sigaar ah kaga geysteen deegaanka Ceelasha biyaha oo ka mid ah deegaanada dhaca wadada isku xirta degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.
Maleeshiyaatka dowlada ayaa ku amray darawalka ka xeynayay gaariga Meydka galbinayay inuu bixiyo lacag baad ah balse dawaralka ayaa amarkaasi ka dhaga adeegay taasi oo sababtay in maleeshiyaatka rasaas hubiyaan gaariga.
Rasaasta ayaa sababtay dhimashada Lix ruux oo gaariga la socotay kuwaasi oo ka mid ahaa dadkii galbinayay Meydka,waxaa sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale.
Dhacdadaan waxaa si aad ah uga naxay dadka ku dhaqan deegaanka Ceelasha biyaha,iyadoona dhacdooyinkan ceynkaan oo kale ah maleeshiyaatka dowlada Farmaajo ay shaqo maalmeed ka dhigteen.
Halkan Ka Dhageyso Sida Deegaanka Ceelasha Biyaha Wax Kaga Dhaceen.
Calamada.com
Waa shaqada lagu yaqaano murtadiinta qaaimiintaa ee gaalada sida eeyga uga dabo cararto in eey laayaan dadka muslimiinta laakiin walaahi bilaahi maalintaan idin aragno waa idin gowraceynaa.
Fariin ku socoto dadka reer muqdisho kaca oo oo murtadiintaan qaaimiinta iska celiya