Rag Mujaahidiin ah ayaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho ku khaarijiyey Saciid Kaarshe oo ahaa mas’uul ka tirsan waxa loogu yeero wazaarada Maaliyadda ee kooxda ridada Soomaaliya.
Howlgalkan ayaa ka dhacay xaafada Xamar-Bile ee degmada Wardhiigley, Iyadoona halyeeyada weerarka fuliyey ay si nabad ah kaga dhaqaaqeen halka uu weerarku ka dhacay.
Sarkaal Mujaahidiinta ka tirsan wuxuu noo sheegay in howlgalku uu ahaa mid qorsheysan, lagana gaaray hadafkii laga lahaa.
Dilka Saciid kaarshe wuxuu ku biirayaa silsilado iqtiyaalaat ah oo todobaadyadii ugu dambeeyey ka dhacayey magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu beegsanayey saraakiisha iyo madaxda kooxda ridada Soomaaliya.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com