Wararka naga soo gaaraya gobolka bari ee uu ka taliyo maamulka Ashahaada la dirirka ah ee ‘Puntland’ ayaa sheegaya in laba ka mid ah miina-baarayaasha maamulkaas lagu dilay qarax aad u xoogan oo ka dhacay duleedka Boosaaso.
Saraakiil ka tirsan Jabhadda Buuraha Golis ayaa noo sheegay dhimashada labadan nin ay ka dambeysay ka dib markii ay isku dayeen in ay kala furfuraan qarax mujaahidiintu ay ku diyaariyeen duleedka magaalada.
Wararku waxay sheegayaan in markii miina-baarayaashu ay ku soo dhawaadeen halkii uu qaraxu yaalay ay Mujaahidiintu qarxiyeen miinada, halkaasna ay labadii murtad ku baqtiyeen.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in labada nin ee ku baqtiday qaraxa ay ka mid ahaayeen khubarada miina-baarayaasha ah ee maamulka Ashahaada la dirirka Puntland.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com