Guutooyinka madaafiicda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa duqeeyay saldhig ku yaala magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo fariisin ay ku lahaayeen malleeshiyaad kabo qaadka u ah ciidamada Xabashida Itoobiya.
Duqeyntan ayaa lagu soo waramayaa in Mujaahidiintu ku guuleysteen in madaafiicda ay si fiican ugu asqeeyaan gudaha xerada, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Duqeynta kadib gawaari gurmad ah ayaa gudaha u galay Xerada, waxaana goobta ay ka qaadeen meydad iyo dhaawac,
Malleeshiyaadka la duqeeyay waxay ka hoos shaqeeyaan ciiidamada Itoobiya ee gumeysiga ku jooga magaalada Baardheere ee wilaayada Gedo.