Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee dhanka Konfur Galbeed Somaliya waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi ka dhacay qarax culus.
Qaraxa oo ahaa miino waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan maamulka gaala Shariif Sakiin kuwaasi oo ka baxay degmada Baydhabo kuna sii jeeday xerada Deynuunaay.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay halka loo yaqaano Buundo Madow,iyadoona qaraxan uu sababay khasaara nafeet.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo soo xiganeyso saraakiil ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin waxey baahisay in qaraxa lagu dilay afar askari oo Murtadiin ah tiro kalane lagu dhaawacay qaraxaasi.
Qaraxan ayaa imaanaya xilli maalintii shalay qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Buulo burte gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somalia lagu dilay Saddex sarkaal miino baarayaal Jabuutiyaan ah.
Halkan Ka Dhageyso Sida Qaraxa U Dhacay.
Calamada.com