Kulan ballaaran oo u dhaxeeya Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka iyo Beesha Absame oo ka mid ah beelaha dega Jubbooyinka ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah gobalkaasi.
Kulankan oo muddo socday waxaa gabagabadiisa laga soo saaray qodobo ay kala saxiixdeen Wilaayada iyo sidoo kale waxgaradka,culimada,nabadoonada iyo qeybaha bulshada ee beesha Absame.
Goobta Munaasabada waxaa ka hadlay odayaasha beesha Absame iyagoona qiray in beesha ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ballan kula gashay difaaca diinta Islaamka,dalka iyo dadka Muslimiinta oo ay kusoo duuleen gaaalada iyo daba dhilifyadooda
Halkan Ka Dhageyso Qodobada Kulanka Kasoo Baxay.
Calamada.com