Sheekh Aadan ayaa sheegay in magaalada Hargeysa dadka qaar ay ku hadaaqayaan in Masjidka iyo Kaniisadda isla simanyihiin arrinkaas oo uu suuq geyn weyn usameeyay maamulka Axmed Siilaanyo.
“Hargeysa Waxa Ka Taagan Masaajid iyo Kaniisad Ayaa Siman” sidaas waxaa yiri Sheekh Aadan Sunne oo si adag uga hadlay Kaniisadda laga furay magaalada Hargeysa.
Hoos Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Aadan Sunne.
dhulka soomaaliyeed ma ahan dhul reer galbeed ee dhul muslimiin waana difaacanayaan inshaa allaah