Iyadoo Maalmo ka hor ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda ay ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka istiraatiijiga ah ee Leego ee gobalka Shabeelada hoose waxaa arintaasi ka hadlay bulshada ku dhaqan deegaankaasi.
Wariyaal ka tirsan Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo gudaha u galay deegaanka Leego ayaa la kulmay oo wareystay waxgaradka iyo odayaasha deegaankaasi.
Bulshada deegaanka Leego waxey xuseen iney si aad ah ugu faraxsanyihiin la wareegida Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Leego.
Waxgaradka iyo bulshada deegaanka ayaa carabaabay in dhib weyn ay ku qabeen ciidamadii Kufaarta AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka ee horay ugu sugnaay deegaankaasi.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Dadka Leego.
Calamada.com