Rag hubeysan waxey gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ku duleen sarkaal sare oo ka tirsan maamulka dowlada Itoobiya u adeega ee Puntland.
Sarkaalkan lagu dilay magaalada Boosaaso ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Muuse oo ku magacdheeraa Cabdi Dheere kaasi oo ahaa taliye ku xigeenka saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dilkan ay geysteen ciidamada gaarka Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka uu ka arimiyo maamulka gaala raaca Puntland.
Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii gudaha magaalada Boosaaso ciidamada Xarakada Alshabaab ay ku dileen Muxamed Barandho oo ka tirsanaay Sirdoonka maamulka Cabdi Wali Gaas.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Dilka Taliyaha.
Calamada.com