Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax culus oo ka dhacay qeybo ka mid ah wadada Maka Al-mukaramah,iyadoona dhawaaqa qaraxa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayeey ku sheegteen mas,uuliyadda qaraxan waxeyna xuseen in qaraxa ay la beegsadayeen kolanyo ah maleeshiyaatka isku magacaabay Xaslinta Muqdisho oo xilliga qaraxa wadada marayay.
Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay afafka hore ee xarunta Laanta Socdaalka ee isla wadada Makka oo halbowle u ah isku socodka gaadiidka ay isticmaalaan madaxda Dowlada Ridada.
Tiro ka tirsan maleeshiyaatka Xasilinta ayaa la xaqiijiyay in dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen qaraxan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo wadada la dhigay.