Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saacadihii lasoo dhaafay Weerar Xoogan Ku qaadeen Deegaan Lagu magacaabo Gaamba oo Ka tirsan Gobalka Taanariifa oo daris la ah Gobalka Lamu ee Kenya Gumeysato.
Mujaahidiinta Waxey Weerareen Xarun Ka mid Ah Xurumaha Dowlada Nasaarada Kenya Ku leedahaya Deegaankaasi gaar Ahaan Shirkada Korontada ee Deegaankaasi Iyo Deegaano kale oo hoos yimaada .
Wararka ka imaanaya Deegaankasi ayaa Sheegaya in ilaa Hada korontada ay ka Maqan tahay deegaanka Gaamba ee weerarka qorsheysan ay ku qaadeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Sidoo kale Ciidamada Muslimiinta waxey dab qabad siiyeen xarumo kale oo dowlada Kenya ku leedahay deegaanka,waxa uu weerarkan imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowlada iyo dadka Nasaarada Kenya.
Calamada.com