Iyadoo Maanta ay tahay Shanta bisha Dil-xijah waxey culimada Soomaaliyeed ugu baaqeen bulshada Muslimka Soomaaliyeed iney ka faa,ideystaan fadliga iyo kheyraatka ka buuxa tobanka hore ee bisha Dul-xijah oo maanta kala barkeeda aan joogno.
Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed Kuwooda Rabbaaniyiinta ah ayaa jeediyay Muxaadaro cusub oo uu kaga hadlayo Fadliga Tobanka Maalmood ee ugu horeeya bisha Dil-xijah.
Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Qiimaha Badan.
Calamada.com