Maanta waa 8-da bisha Dilxijah sanadka 1438 Hijri waxey inka badan Labo Milyan oo Xujey Muslimiin ah guda galeen acmaasha Xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Diinta Islaamka.
Maanta waa Yowmu Tarwiyah waxeyna Xujeyda iyagoo soo meertay u dhaqaaqeen dhanka Minaa.
Waxeyna maalinta barita oo ah (9) Dilxijah ay tahay maalinta Xujeyda ay guda nayaan rukniga ugu weyn Xajka oo ah istaaga Banka Carafah’iyagoona halkaasi joogaya ilaa ay qoraxda ka dhacda.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Xajka.
Calamada.com