Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa,id u qabtay warbaahinta ayaa si faahfaahsan kaga hadlay Camaliyad Istish-haadiyo ah oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne.
Sheekh Abuu Muscab ayaa xusay in Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta uu weerar istish-haadi ah ku qaaday goob ay ku sugnaayeen xubno isugu jirta Jabuutiyaan iyo kuwa dowlada Ridada Farmaajo.
Afhayeenka ayaa carabaabay in Camaliyada ay u dhacday sidii loo qorsheeyay laguna dilay Lix Xubnood laguna dhaawacay Labaatan kale oo isugu jirta Murtadiinta Jabuuti iyo kuwa Ridada Somalia.
Dhanka kale Sheekh Abuu Muscab waxa uu ka hadlay mashruuca Shaqa Abuurista loogu magac daray ee dowladda Farmaajo ay dhawaan uga dhawaaqday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Sheekh Abuu Muscab wuxuu sheegay in mashruucaas uu yahay mid lagu ciidameynayo dhalinyarada Muqdisho ujeedkuna yahay in si dadban looga qeyb geliyo dagaalka ka socda Soomaaliya ee ka dhanka ah muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa,id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com
asc