Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa ballan qaaday barnaamij gaar ah oo ay ka diyaarisay Lix iyo Taban Sano ka dib weeraradii lagu burburiyay daarahii dheeraa ee Mareykanka ee dhacaay 11-kii September Sanadkii 2001-dii.
Andalus ayaa si hordhac ah u baahisay goosgoos ku aadan ama sharaxaad ka bixinayo qeybaha uu ka koobanyahay Barnaamijka oo bixidoono Labo maalmood oo xiriir ah oo kala ah maalinta Bari oo Arbaco ah iyo Maalinta xigta oo Khamiista ah.
Goos gooska ay baahisay Andalus oo qoraal aan ku sameynay ayaa muujinayo in Barnaamijka uu xambaarsanyahay xiiso gaar ah.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Goos Gooska.
11-kii Sept, 2001-dii, Talaadadii Barakeysneyd, Sidee Buu ahaa Xaalka dalka Mareykanka.
Maxay maalintaas kaga dhigneyd Muslimiinta, Maxayse kaga dhigneyd Gaalada…
Maxay Tahay Ujeedada Loo Qaaday Weerarkaas iyo Hadafka Laga Lahaaa?
Go’aankii uu Mareykanku Qaatay Weeraradaas ka dib, Maxay ka badashay Xaaladda dagaalka, Maxayse Mujaahidiintu ka faa’ideen Duullaankii uu ku dhawaaqay Buush.
Ma lagu diirsaday Duullaankii la doonayey in lagu daaweeyo dhaawacyadii 11-kii Sept Mise Wuxuu Mareykanka dadkiisa iyo dalkiisa ku jiiday jaxiimo horleh.
16 Sanadood ka dib, Maxaa Natiija ah oo laga hayaa dagaalkii lala galay Islaamka, Mase la gaaray Xilligii la oran lahaa Mareykanku wuu ku daalay dagaalkan aan dhamaadka lahayn.
Intaas in ka badanba, Waxaad kaga bogan doontaan Barnaamij gaar ah oo ka kooban laba Qeybood oo aan Diiradda ku saari doono “Weeraradii 11-kii September iyo dagaalka 16 sano jirsaday ee Mareykanka uu kula jiro Islaamka.
Waxaadna ku dhageysan doontaan Barnaamijka Caalamul-yowm maalmaha Arbacada iyo khamiista ee soo socota……
Halkan Ka Dhageyso Goosgooska Oo Dhameystiran.
Calamada.com
Alaaahu akbar saxafiyinta mujahidiintaa.sida saxafiga weyn ee ruugcadaagaa Almujaahid Feysal XAsan CAli ,Alfaatix iyo Axmed shaakir iyo sidoo kale saxafiga ka howlgala idaacada Alfurqaan ee Salmaan Axmed kuligiin JANATTU FARDOWSA guul shabaabul mujaahidiin