Aroornimadii hore ee saaka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanka Kalabeyrka oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dhowr jiha ka weerareen saldhiga maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka sameysteen isgoyska deegaanka kalabeyrka,iyadoona dagaalka markii muddo kooban uu socday maleeshiyaatka dowlada ay bilaabeen iney isaga cararaan goobta dagaalka.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Mujaahidiinta si buuxda ay ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka ayna ku dileen dagaalkaasi Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta.
Sidoo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey gacanta ku dhigeen hub kala duwan oo ay ku jiraan qoryaha noocyada loo yaqaano PKM-yada iyo AK47-yada.
Maalintii shalay ayeey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta weerar qorsheysan ay kula wareegeen gacan ku heynta degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo gacantana ay ku dhigeen hub iyo gaadiid ay goobta kaga carareen maleeshiyaatka Murtad Axmed Madoobe.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Kalabeyrka.
Calamada.com
Marya calas mushaar koodu waa maati boob keede
Mushrikiinta gaaladu direen ama maqaar saaro
Mufsidiin dhamaan tood kufrigu waxu maloo keeyey
Murad iyo majaafoo dhan waa gaal xun magan tiise
Milatariga diin taw kacaa gooyay madaxiiye
Muslim khaalisiyo gaalo raac Eebe kala miirye
Mabda,aan islaamnimo ahayn muuqan kari waaye
Maamulada shareecada dafiray ee kufrigu maalo
Mahlakay kusugan yiin baryahan mahad Ilaahaye
Waa madaxya wayan tii ku waa meel walba yaale
Magligii afaysnaa shabaab miida uga keenye
Macno waxan lahayn nijaas wada maqaarsaa
Mawd iyo dil weeyaan waxay maanta sugayaane
Meel kastaba ku laayoo diloo maafiyada laaya