Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleyso Afar Sano Kadib iyo weerarkii Taariikhda galay ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaaday xarunta West Gate ee magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.
Qeybta Labaad ee Warbixinadan Taxanaha ah intii la socotay waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay kuna soo gudbisay sida uu u dhacay weerarkii Westgate, sidii uu ku bilowday iyo sida ay xaaladu ahayd mudadii ay socotay go’doomintii dhismahaasi.
Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Webseydka Calamada waxaan idiin soo gudbineynaa Qeybta 3aad ee Warbixinadan Taxanaha ah,waxeyna Andalus qeybtaan diiradda ku saartay Qasaarihii Nafeed iyo midkii Dhaqaale ee ka dhashay weerarka.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta 3-aad.
Calamada.com