Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaan ka tirsan gobalka Gedo ee dhanka Konfur Galbeed dalka Somalia waxaa lagu dilay mid ka mid ah odayaashii soo xulay xildhibaanada maamulka gaala raaca Axmed Madoobe.
Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku guuleystay iney dilaan mid kamid ah Odoyaashii soo xuley baarlamaanka dowladda federaalka, kaas oo ku sugnaa gobolka Gedo.
Xuseen Dhaafoor oo kamid ahaa Odoyaasha soo xulay Baarlamaanka ayaa lagu diley duleedka degmada Buurdhuubo ee wilaayada Islaamiga ee Gedo.
Xuseen ayaa markii la dilay waxaa laga qaatay Gaari nooca Raaxada ah oo uu isagu lahaa.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Andalus.
Calamada.com