Mu,asasada Al-saxaab ee garabka warbaahineed ee Mujaahidinta Al-qaacidah ayaa baahisay cadadkii Sagaal Iyo Tobanaad ee Majallada Al-nafiir kaasi oo Majallada ay kaga hadashay geerida Allaah ha u naxariistee Muxamed Mahdi Caakif oo ku geeriyooday xabsi ku yaala gudaha dalka Masar.
Muxamed Mahdi Caakif wuxuu ahaa Murshidka guud ee ururka Ikhwaanul Muslimiin dalka Masar wuxuu ahaa oday 90 sana jir waxa uu soo maray Xabsiyo kala duwan waqtiyadii wadankaasi ay maamulayeen madaxdii dhawaaqiida ee kala ahaa Maxamed Xusni Mubaarak,Jamaal Cabdi Naasir iyo Anwar Saadaad.
Maamulka Dhaaguutka Siisii ayaa wadaadka Muxamed Mahdi Caakif gacanta ku dhigay Sanadkii 2013, markaas oo dalka Masar uu ka dhacay Afgembi milliteri ee xilka looga tuuray madaxweynihii hore ee Masar Muxamed Mursi,waxaana uu maamulka Siisii wadadkaan dhigay Xabsiga oo ugu dambeyntii uu ku geeriyooday.
Halkan Hoose Ka Akhriso Cadadka Majallada.
Calamada.com