Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta Warbixino ay kaga hadleyso Howlgaladii ugu waaweynaa ee ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin intii lagu guda jiray sanadkii Maalmo ka hor dhamaaday ee (1438) Hijri.
Warbixinadan oo dhowr qeyb ka koobnaandoonta waxey qeybta Kowaad Idaacada Andalus kusoo qaadatay kagana hadashay weerarkii sida ba,an loogu xasuuqay askarta Kenya ee ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalada Jubbooyinka.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Kowaad.
Calamada.com