Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay kalimad dardaaran qayim ah oo uu jeediyay mid ka mid ah raggii Camaliyaatka Istish-haadiyada ku daah furay weerarkii maalintii Jimcihii ka dhacay deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose.
Istish-haadigan oo lagu magacaabo Ibraahim Cabdullaah, kuna magac dheeraa (Macalimuu) ayaa isagoo hogaaminaya gaari miineysan bartanka ka istaagay xerada Murtadiinta, isagoo halkaas ku dilay 40 ka mid ah Cadowga, wadadana u furay walaalihiisa.
Ibraahiim wuxuu ahaa qof degan oo cibaada badan, carabkiisana uu inta badan ka qoynaa xuska Alle, Wuxuuna sidoo kale joogteyn jiray Qiyaamu leylka.
Ka hor inta uusan soo haleelin guutada Istish-haadiyiinta, wuxuu ka tirsanaa ciidamada Fursaanta ee Wilaayada Islaamiga Dhexe.
Wuxuu ahaa halyeey ku jiray da’da 20-meeyada waxaana uu kasoo jeedaa ama u dhashay beesha Ansaarta ah ee Gaaljecel,isagoona kalimaddaan jeediyay daqiiqado ka hor inta uusan camaliyadda ku dhaqaaqin.
Halkan Ka Dhgeyso Kalimadda Al-istish-haadi Ibraahim Cabdullaahi.
Calamada.com