Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta Warbixino ay kaga hadleyso Howlgaladii ugu waaweynaa ee ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin intii lagu guda jiray sanadkii Maalmo ka hor dhamaaday ee (1438) Hijri.
Warbixinadan oo dhowr qeyb ka koobnaandoonta waxey qeybta Labaad Idaacada Andalus kusoo qaadatay kagana hadashay weerarkii sida ba,an loogu xasuuqay maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Puntland ee ka dhacay deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Labaad.
Calamada.com