Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta Warbixino ay kaga hadleyso Howlgaladii ugu waaweynaa ee ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin intii lagu guda jiray sanadkii Maalmo ka hor dhamaaday ee (1438) Hijri.
Warbixinadan oo dhowr qeyb ka koobnaandoonta waxey qeybta Afaraad Idaacada Andalus kusoo qaadatay kagana hadashay weeraradii lagu laayay maleeshiyaatka Murtadiinta ee ka kala dhacay deegaanka Buulo Gaduud ee gobalka Jubbada Hoose iyo degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Afaraad.
Calamada.com