Fagaara weyn oo ku yaala magaalada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa galinkii dambe ee maanta fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Xadkan oo ahaa Xaddu Zinaa waxaa lagu fuliyay Haweeney Zino ku dhacday oo horay Guur usoo martay waxaana goobta fagaaraha soo xaadiray bulshada ku dhaqan magaalada Saako,iyadoona Qaadiga Maxkamada uu goobta fagaaraha xukunka kaga dhawaaqay waxaa haweeneydaasi lagu dilay dhagax oo Rajmin ah.
Xadkan waxaa lagu fuliyay Xabiibo Cali Isxaaq oo ah hooya Soddon Jir ah Zina ayeey ku dhacday iyadoo nin uu qabo waxaana lagu dilay dhagax sida ay fartay Shareecada Islaamka.
Halkan Ka Dhageyso Xukunka Maxkanada.
Calamada.com