Iska hor imaadkan waxa uu maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada uu ku dhexmaray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxa uu iska hor imaadkaan sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed,
Iska hor,imaadkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho waxa uu iska hor imaadkan sababay dhimashada hal ruux oo shacab ah waxaana ku dhaawacmay Saddex ruux kale oo iyaguna shacab ah.
SI rasmi ah looma xaqiijin tirada askarta ah ee maleeshiyaatka dowlada Ridada ay isaga dileen ama isaga dhaawaceen iska hor imaadkan ku dhexmaray agagaarka Isgoyska Ex-controol Afgooye ee degmada Hodan.
Maleeshiyaatka dowlada ayaa shaqo maalmeed ka dhigtay iney dhexdooda dagaalamaan iskana dilaan ama iska dhaawacaan tiro askar iyo saraakiil ah.
Calamada.com