Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee weerarka xoog ku galka ah ku qaaday hoteelka Naasa Hablood Labo ayaa wali ka dagaalamayo gudaha hoteelka.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in Geesiyaal ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta oo isugu jirta Istish-haadiyiin iyo Inqimaasiyiin ay weerar culus ku qaadeen hoteelka Naasa Hablood Labo oo ah Hoteel uu leeyahay waziirka Amniga dowlada Ridada.
Sidoo kale Andalus ayaa intaasi ku dartay in Camaliyad Labaad oo Istish-haadiyo ah lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada oo gurmad u ahaa xubnaha dowlada ee ku go,doonsan gudaha hoteelka.
Idaacada Andalus ayaa intaasi ku dartay in ciidamada Mujaahidiin ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta hoteelka.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Weerarka Hoteel Naasa Hablood Labo.
Calamada.com
allahu akbar walillahilxamdu