1- Intiinii habeenkii xaley ahaa la socotay barnaamijka Faafreebka wararka waxaan bilownay baahinta Wareysiyadii aan la yeelanay qaar ka mid ah halyeeyadii fuliyey howlgalkii barakeysnaa ee lagu qaaday Hotelka NaasaHablood ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda murtadiinta oo ku dhow madaxtooyada kooxda ridada ee Villa Soomaaliya.
Howlgalkan waxaa ku halaagsamay in ka badan 70 ka mid ah cadowga oo isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin iyo tobanaan maleeshiyaat Ashahaada la dirir ah, Waxaana uu socday muddo ka badan 13 saacadood oo xiriir ah.
Xaley waxaad dhageysateen Wareysiga walaalkeen Xuseen Rukow oo ku magacdheeraa (CARAB).
Caawana waxaan idiin soo gudbineynaa Wareysiga Ibraahim Xasan Ibraahim oo ku magacdheer (Ilka Case) kaas oo ka mid ahaa geesiyaashii fuliyey howlgalkii Muqdisho.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Halyeyga Ilkacsae.
Xuquuqda Maqalka Iyo Qoraalka Waa Idaacada Andalus.
Calamada.om
Raga sharaf ka dheef wayn ka helay dhalin yartii diinta
Waa inaan dhambaalo u diraa dhiira galineede
Waa inaan dahaa yoo ducada anan dhab caalayne
Waa inaan dhaliishood ka wada abid dharbaaxayne
Dhur haseego gaal iyo mid kii dhinici taag naaye
Dheef tooda rabiyow kayeel dhalinta diin teene
Firawsiyo hablo dhaahiroo dhawrsan abid kooda